• Home
  • Regulations
    • Party Constitution
    • Party Program
    • Party Structure
    • Party Principal
  • Our Party
    • Welcome Statement
    • Board Members
    • What We Stand For
    • About the SSUP
  • Our News
    • Latest News
    • Events & Achievements
    • Historical Events
  • International
    • English Page
    • Swedish Page
    • Arabic Page
  • Archive
  • Members
    • Member's login
    • Join Now
    • Tell A Friend
  • Multimedia
    • Photo Gallery
    • Interviews
    • Uploaded Videos
    • Embed Videos
  • Contact
  • Donate
 
   
  Username:
  Password:
 
 
Forgot your password?
 
Not yet Member - Register here
Qabashada Shirweynaha Lixaad ee SSUP
This article was Published at: 11-07-2010 and has been viewed 393 times
Back to home
Print this Page
Send to a Friend
Bottom of the Page
Axad, 07 July, 2010 - Iswiidhan

Anigoo ku hadlaya magaca xisbiga midnimada bulshada Somaaliyeed waxaan ogeysiinyaa dhamaan xubanaha xisbiga midnimada bulshada Somaaliyeed oo ku kala sugan dunida dacaladeeda ina la qabanayo shirweynihii sanadguuradii 6th taasoo lagu qaban doono magaalada Katrineholm, ee wadanka Iswiidhan taariikhdu marka ay tahay 7da - 8ta Agoosto, 2010.

Sidoo kale, waxaan halkan ku cadaynayaa mowduucyada looga hadli doono shirweynaha sanad guurada lixaad ee SSUP, mowduucyadaas oo kala ah:-

Ø  Dib u eegis qorshe howleedka SSUP iyo waxa u qabsoomay.

Ø  Dib u eegis iyo wax ka bedelid dastuurka SSUP

Ø  Qabanqaabada Doorashada Iswiidhan ka dhacaysa Septembar 2010.

Ø  Nidaamka is-dhexgalka bulshada Somaalida Iswiidhan.

Ø  Xalaadaha Somaalida soo galootiga ah ee ku sugan Iswiidhan & waqooyiga yurub.

Sidaa awadeed, waxaan si adag ugu dhiirinayaa dhamaan xubnaha SSUP inay ka qeybqaatan shirweynaha lixaad ee xisbiga waqtigana ay dhowraan. Lakiin, xubnaha aan awoodi karin daruufo shaqo & mid nololeed awgeed inay kasoo qeybgalaan shirweynaha xisbiga waxaan ka codsaneynaa inay fikirdahooda qaaliga ah ee ku wajahan horumarinta xisbiga & ka qeybqaadashada doorashada ka dhacaysa Iswiidhan septembar 2010.

MAHADSANIDIIN.

Eng. Ahmed M Moalin

 Xoghaya Guud ee Xisbiga Midnimada Bulshada Somaaliyeed

info@ssup.se  - ahmed.moalin@gmail.com

 

Please click here to read online or Download the complete PDF version
Back to home
Print this Page
Send to a Friend
Top of the Page
COMMENTS ( No Comments available )
Page
 

Your e-mail :

Your Comment:




 
LATEST VIDEOS
Fadlan ka qeyb qaado caawimaada walaalahaa
Author: Somcare
Uplaoded at: Friday, January 01 2010
Uploaded by: Maaxi
Number of views: 151
The Social Process and The Developed Society
Author: Eng. Ahmed Waharey
Uplaoded at: Friday, January 01 2010
Uploaded by: Maaxi
Number of views: 118
FEATURED

Hawa Osman Ali Speaks in Kathrineholm to Commerate the 50th Anniversary of Somalia´s Independence

SSUP’s Chairman Yaasiin Maaxi’s Second Run as a Member of the Swedish Parliament

POVERTY ERADICATION AND DEMOCRACY

Let us creat health nation and a safe Environment

Kalfadhigii 5aad ee SSUP
 
  © Copy Right 2005-2010 www.ssup.se | All Rights Reserved Site Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.